Sawirro: Abaaraha oo sababay barkaca qoysas badan

Lahaanshaha sawirkaMUSTAFA SAEED Sawir qaade Mustafa Saciid ayaa muddo 8 maalmood ah ku qaatay Somaliland isagoo sii raacay shaqaalaha hay’adda save the Children. Wuxuu la kulmay xooladhaqato xoolohoodii ay laysay abaarta. kumanaan caruur ah ayaa waxaa ku dhacday nafaqo darro. Qoysas badan ayaa nonol maalmeedkoodii ciriiri galay ka dib markii ay waayeen xoolahoodii. lix iyo…

Rate this:

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramey hawlaha doorashada iyo arrimo kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka ugu qaabilsan arrimaha dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseeya, Danjire Georg Schmidt. Madaxweynaha iyo wafdiga ayaa ka wadahadley xiriirka labada dal, arrimaha doorashada Soomaaliya, dib u dhiska Ciidanka Xoogga…

Rate this:

Ciidanka Dannab ee Gaalkayo tagay oo la sheegay in Amniga Magaaladaas ay sugayaan”Sawiro”

Ciidamo ka socda Milateriga Soomaaliya ee DANAB ayaa ku sugan Gobalka Mudug,waxaana la sheegay iney u yimaadeen sidii ay u xaqiijin lahaayeen amniga Koonfurta iyo waqooyiga Magaalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo, Maxamuud Yaasiin Tumay oo ka hadlay Shir looga hadlayay amniga ayaa Sheegay in Ciidamada DANAB ay si wada jir ah uga shaqayn doonaan Koonfurta…

Rate this:

Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashada

Muqdisho, 7 August 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulamo la qaatey guddiyo kala duwan oo ay ka wadahadleen arrimaha doorashada iyo amniga qaranka. Madasha ayaa ugu horeyn kulan la yeeshay Guddiga Diyaarinta Doorashada ee Heer Federaal…

Rate this:

Mareykanka oo sheegay in uu taageerayo Doorashada Soomaaliya

Wasaarada arimaha dibada dowladda mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso Doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo. War ka soo baxay xafiiska xoghaya wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa waxa uu lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ka qeyb qaadaneyso Doorashada 2016-ka Soomaaliya ka dhaceysa. Xog-haye Kerry ayaa intaas ku daray in…

Rate this:

Xiliga doorashada Dalka dhacayso oo lagu dhawaaqay(Sawirro)

Muqdisho(SONNA)-Gudoomiyaha gudiga hirgelinta doorashada dadban ee dalka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso doorashada iyo xiliga doorashada. Cumar Maxamed Cabdulle dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25 September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxay dhacaysaa 24 September ilaa 10 October ee Sanadkan. Doorashada…

Rate this: