Daawo+ Sawiro Xaflad Siheer Sare Loosoo Agaasimey Oo Kadhacdey Iskuulka Iimaamu Maalik Ee Magaalada Cadaado

Xaflad Siheer sare loosoo agaasimey ayaa kadhacdey dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee imaamu maalik , xaflad oo aheyd mid lagu daah furayay sanad dugsiyeedka 2015=ilaa 2016 ayaa waxaa kasoo qeyb galey Maamulka Iskuulka Macalimiin, Waaladiinta Ardayda. iyo Ardayda Wax Kabaratey Dugsiga Imaamu Maalik, Waxaa Sidoo Kale Xaflada Kasoo Qeyb Galey Marti Sharaf Kale
Intii Ay Socotey Xaflada Ayaa ardaydu waxey kusoo bandhigeen ruwaayad katurjumaysay qiima waxbarashadu leedahey waxaa kaloo ardaydu halkaas ka aqriyeen Mowduucyo Kubaxayay Luuqada English iyo Arabic Kuwaasoo ay kaga hadlayeen Qiimaha Ayleedahey Inaad waxbarato iyo kahortaga jahliga oo ragaadiyay dhalinyartii soo koreysay,
ugu danbayntii waxaa halkaas kahadley maamulaha guud ee iskuulka imaamu maaalik Macalin Xasan, waxaana uu maamuluhu ku dheeraad kahadlida maraxa ladihii uu soomarey iskuul, maamulaha iskuulka imaamu maalik sh. xasan ayaa gabo gabadii waxaaa uu amaal marino gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore kagaley iskuulka imaamu maalik,
Halkaan Kadhagayso Codka Sh. Xasan
Audio Player
00:0000:00Use Up/Down Arrow keys to increase or decrease volume.

HALKAAN KADAAWO SAWIRADA XAFLADA

xaflad 01
xaflad 2
xaflad 3
xaflad 2
xaflad 4
xaflad 5
xaflad 6
xaflad 7
xaflad 8
xaflad 9
xaflad 10
xaflad 11
xaflad 12
xaflad 13
xaflad 14
xaflad 15
xaflad 16
xaflad 17
xaflad 18
xaflad 19
xaflad 20
xaflad 21

Advertisements

Ku War Celi Halkaan Fadlan Fikirkaagu Waa Muhiim

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s