Xulka Soomaaliya Oo Guuldaro Ka Helay Dhigiisa Niger Kulan Ka Tirsan Isreeb-reebka Koobka Aduunka

Xulka Soomaaliya ayaa guuldaro ka helay dhigiisa Niger kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Aduunka 2018 ee wadamada Afrika.
Kulanka wuxuu ka qabsoomay garoonka Adis Ababa Stadium ee dalka Ethiopia oo minan u ahaa xulka qaranka Soomaaliya waxaana lagu suldaaray (2-0).

xulka-qaranka-Soomaaliya-200x112

Qeybta hore ciyaarta waxey ku dhamaatay barbaro gool la’aan ah balse markii la isku soo laabtay ayey Niger laba gool oo dhaqso leh ka heleen Moussa Maazou daqiiqadihii 58-aad iyo 61-aad waana labada gool oo lagu garaacay Soomaaliya.
Kulanka lugta labaad wuxuu ka dhici doonaa dalka Niger sadex maalin kadib waxaana marti loo noqon doonaa xulka Guuleystay.
Ugu dambeyntii soomaaliya ayaa u baahan iney ku badiso in ka badan 2-gool si ay ugu gudubto wareega xiga ee isreeb-reebka koobka Aduunka 2018.

Advertisements

Ku War Celi Halkaan Fadlan Fikirkaagu Waa Muhiim

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s