Qadiibka Masjid ku yaal deegaanka Farqalaal ee gobolka Hiiraan oo la diley

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qadiibka masjid ku yaal deegaanka Farqalaal oo dhinaca Waqooyi Galbeed kaga began degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan.

Allaha u naxariistee Shiikh Shiikh Faarax Maxamed Cali oo ahaa masjid ku yaal deegaanka Farqalaal ayaa dabley hubeysan ku dileen gurigiisa oo aan ka fogeyn masjidka uu qadiibka ka ahaa.

Dableyda hubeysan ayaa la sheegay in ay qadiiba dileen xilli uu doonayay in uu ka soo bax gurigiisa si uu salaada subax masjidka ugu tukado salaada Subax.

Lama oga sababta keentay dilka qadiibka masjidka iyo cidda ka dambaysayba, waana markii ugu horeysay ee lagu dilo qadiib masjid deegaanka Farqalaal ee gobolka Hiiraan.

Hase yeeshee labo habeen kahor ayay ahayd markii Mu’adinka masjid ku yaal degmada Cabudwaaq lagu diley agagaarka masjidka Jaamaca ee degmada Cabudwaaq.

Advertisements

Ku War Celi Halkaan Fadlan Fikirkaagu Waa Muhiim

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s