NEWS:-Website-ka Caalamiga ah Ee Somali Public Oo Bilaabaya Hawlihiisa Shaqo.

 

 

Mudanayaal iyo marwooyin dhamaan ummada soomaaliyeed kusoo dhawaada Barta Caalamiga ah ee www.SomaliPublic.com oo idiin soo gudbindoonta war bixino iyo warar khuseeya arrimaha bani aadanimada.

waxa uu xarumo kuleeyahay dhamaan caasimadaha dawlad goboleedyada ka jira somalia iyo magaalooyinka mogadisho iyo Hargeisa.

website-kaan waxa uu xiriir laleeyahay warbaahino ku yaala gudaha iyo dibada dalka waxa uuna sdoo kale idiin soo baahin doonaa barnaamijyo uu leeyahay Radio Somalipublic.

waxaan u baahan doonaa shaqaale fara badan oo inagala shaqeeya deegaano aanan hadda xiriirkooda hayn.

Akhristayaashna qofkii isku tabaya inuu xogo badan hayo waa uu inla soo xiriiri karaa

isaga oo xogahiisa kusoo diraya e-mailka Webmasterka ee hoos ku qoran.

Fadlan Akhriste Nagala Soo Xiriir Email:c.salaamdj@gmail.com

MHADASANIDIIN

Advertisements

Ku War Celi Halkaan Fadlan Fikirkaagu Waa Muhiim

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s