Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo aan wali Furmin

Waxaa maanta la filayaan  in Magaalada Muqdisho lagu soo Xiro Shirka Madasha Wada-tashiga Ee looga hadlayo Geedi socodka Siyaasadda Soomaaliya 2016,kaas oo Maalmahaan ay hareeyeen Khilaaf iyo kala Aragti duwanaan ku aadan qaabka lagu saleenayo Doorashada la doonayo in la qabto 2016.

Wariyaasha ku sugan halka uu ka soconayo Shirka Madasha Wada-tashiga ayaa soo sheegaya in uusan Shirki Wali Furmin islamarkaana ay Xarunta Joogaan Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya ka jira iyo Wakiiladda Beesha Caalamka islamarkaana la sugayo Madaxda ugu sareeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Shalay tagay Magaalada Baledweyne ayaa ku soo biiray Madaxda ku shirsan Magaalada Muqdisho,kaas oo dib uga soo laabtay Magaalada Baledweyne.

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa Qorshahu yahay in Maanta la soo xiro lagana soo saaro War-murtiyeed ay ku heshiiyaan Jile yaasha Soomaaliya.

Advertisements

Ku War Celi Halkaan Fadlan Fikirkaagu Waa Muhiim

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s