Maamulka Shabellaha Dhexe oo ku Hanjabay in Aadan-yabaal ay dib ula Wareegi doonaan{DHAGEYSO}

Iyadoo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidan ka tirsan Itoobiya oo horay ula wareegay degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe ay ka baxeen islamarkaana ay halkaa dib ula Wareegeen Al-shabaab ayaa waxaa ka hadlay Mamaulka Degmadaasi dibad jooga ka ah.

Guddoomiyaha Dibad jooga ah ee Degmada Aadan-yabaal oo la hadlay KNN ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay halkaa iskaga baxeen islamarkaana ay qabteen dhanka Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe uu duulaan ku yahay degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe islamarkaana ay dhawaan Deg Deg ula Wareegi doonaan.

Al-shabaab ayaa halkaa dib ula wareegay Labo Maalin oo ay haysteen Ciidamada Dowladda Soomaaliya,iyadoo ay inta badan Dadkii soo dhaweeyay ay halkaa ka Qaxeen cabsi ay ka qabaan in la dilo.

Advertisements

Ku War Celi Halkaan Fadlan Fikirkaagu Waa Muhiim

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s