KUMANNAAN QOYS OO ABAARTA KA SOO BARAKACAY OO GAARAY BAYDHABO

Xigasho radioergo.org

Qoysaska Baydhabo soo gaaray oo aqallo ka dhisanaya xeryaha lagu barakacay/Muxyadiin Xusni/Ergo

Qoysas ku nool deegaannada ay go’doomisay Shabaab ee gobolka Bay oo ay abaarta ugu darantay keydkii cuntada oo ka dhamaaday ayaa saddexdii toddobaad ee u dambeeyay imaanayay magaalada Baydhabo. Abaarta waqtigeedu wuu sii dheeraanayaa.

Dadkan oo la sheegay inay gaarayaan ilaa 3,000 oo qoys ayaa ka yimid magaalooyinka Diinsoor, Qansaxdheere iyo tuulooyinka ku hareereysan. Waxay magaalada u soo maciin-bideen si ay kaalmo uga helaan eheladooda ama guddiga gurmadka abaaraha iyo hay’adaha samafalka. Intooda badan waxay ku biireen xeryaha lagu barakacay.

 

Advertisements

Ku War Celi Halkaan Fadlan Fikirkaagu Waa Muhiim

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s