KUMANNAAN QOYS OO ABAARTA KA SOO BARAKACAY OO GAARAY BAYDHABO

Xigasho radioergo.org Qoysas ku nool deegaannada ay go’doomisay Shabaab ee gobolka Bay oo ay abaarta ugu darantay keydkii cuntada oo ka dhamaaday ayaa saddexdii toddobaad ee u dambeeyay imaanayay magaalada Baydhabo. Abaarta waqtigeedu wuu sii dheeraanayaa. Dadkan oo la sheegay inay gaarayaan ilaa 3,000 oo qoys ayaa ka yimid magaalooyinka Diinsoor, Qansaxdheere iyo tuulooyinka ku hareereysan. Waxay…

Rate this:

Sawirro: Abaaraha oo sababay barkaca qoysas badan

Lahaanshaha sawirkaMUSTAFA SAEED Sawir qaade Mustafa Saciid ayaa muddo 8 maalmood ah ku qaatay Somaliland isagoo sii raacay shaqaalaha hay’adda save the Children. Wuxuu la kulmay xooladhaqato xoolohoodii ay laysay abaarta. kumanaan caruur ah ayaa waxaa ku dhacday nafaqo darro. Qoysas badan ayaa nonol maalmeedkoodii ciriiri galay ka dib markii ay waayeen xoolahoodii. lix iyo…

Rate this: