CARRUUR KA KALLUUMEYSATA XEEBTA BOOSAASO
Carruur weli ku jirta xilligii waxbarashada ayaa subax kasta u shaqo taga xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari si ay uga kalluumeystaan. Carruurtan oo ay da’doodu u dhaxeyso 11 jir ilaa 14 jir oo tiradooda ay gaarayso 35 qof ayaa isugu jira agoon, qaar ka soo jeeda qoysas soo barakacay iyo kuwo sabool ah. Carruurtan…