Suurad Qur’aanka Ka Mid Ah Oo Kordhisa Farxada Iyo Risqiga

waxa hubaal ah in dad badan ka welwelaan siday u heli lahaayeen risqi ka badan ama ku filan, taas oo qofka ka qaada farxada iyo deganaanshaha nololeed, Rasuulkeena (scw) ayaa inoo sheegey suurad hadaynu akhrino inoo kordhinaysa risiqa iyo farxada. Rasuulku (scw) waxa u yidhi qofka akhriya habeenka suurada idaa waqacitil waaqica (suuratul waaqicah) ma…

Rate this:

Ka Faa’idaysiga Nimcooyinka Alle

Inkasta oo aynaan af, iyo qoraal toona ku koobi Karin waxyaabaha ALLE inagu manaystey hadana waxaynu odhan karnaa, nimcadu waa deeqda Alle s.w.c uu u fidiyo adoomihiisa waana wax kasta oo naftu ku raaxaysato ama u baahantahay sida, iimaanka iyo islaamnimada, xubnaha jidhka, aqoonta, hantida, ubadka, IWM Dhamaan nimcooyinkaasi waxay u baahanyihiin in looga faa’idaysto…

Rate this:

Banaanbax looga soo horjeedo weerarkii Masaajidka Nabiga oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)

Banaanbax ballaaran ayaa maanta oo Isniin ah waxaa lagu qabtay Barxada Masaajidka Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay isugu yimaadeen boqolaal Dadweyne ah. Dadka Banaanbaxan soo qaban qaabiyay oo ahaayeen Culimada Somaliyed, ayaa waxaa ujeedka Banaanbaxooda uu ahaa inay muujiyaan sida ay kaga xun yihiin weerarkii lagu qaaday Masaajidka Nabiga NNKH. Masuuliyiin ka tirsan…

Rate this: