Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashada

Muqdisho, 7 August 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulamo la qaatey guddiyo kala duwan oo ay ka wadahadleen arrimaha doorashada iyo amniga qaranka. Madasha ayaa ugu horeyn kulan la yeeshay Guddiga Diyaarinta Doorashada ee Heer Federaal…

Rate this:

Mareykanka oo sheegay in uu taageerayo Doorashada Soomaaliya

Wasaarada arimaha dibada dowladda mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso Doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo. War ka soo baxay xafiiska xoghaya wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry, ayaa waxa uu lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ka qeyb qaadaneyso Doorashada 2016-ka Soomaaliya ka dhaceysa. Xog-haye Kerry ayaa intaas ku daray in…

Rate this:

Xiliga doorashada Dalka dhacayso oo lagu dhawaaqay(Sawirro)

Muqdisho(SONNA)-Gudoomiyaha gudiga hirgelinta doorashada dadban ee dalka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso doorashada iyo xiliga doorashada. Cumar Maxamed Cabdulle dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25 September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxay dhacaysaa 24 September ilaa 10 October ee Sanadkan. Doorashada…

Rate this:

Cumar Dhagey. “Guddiga doorashada waa guddi madax banaan oo dhex dhexaad ah”

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal Avv. Cumar Dhagey oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaasha hor-yaala guddigooda, isagoo aan sheegin waqti rasmi ah oo ku saabsan xilliga ay dhaceyso doorashada, xilli ay jirto dib u dhacyo badan. Guddoomiyaha Guddiga doorashada ayaa sheegay in waqtiga rasmiga…

Rate this:

Wafdi ka Socda Midowga Afrika oo Qiimeynaya Doorashada oo Muqdisho soo Gaaray

Wafdi ka Socda Midowga Afrika ayaa shalay soo gaaray Muqdisho, kuwaasoo qiimeyn ku sameyn doona doorashada lagu wado inay Soomaaliya ka dhacdo Dhammaadka sannadkan 2016-ka. Xubnaha wafdigan oo ka kooban afar, ayaa waxay u kuur-geli doonaan sida loogu diyaar-garoobayo Doorashada dhacaysa bilaha August iyo September ee Sannadkaan iyo waxyaabaha u baahan in laga caawiyo Dowladda…

Rate this:

Dowladda Soomaaliya iyo Jubaland oo ka wada hadlay arimo la xiriira amniga Qaranka

Kulan looga hadlayay siyaasadda qaran ee amniga oo magaalada Kismaayo uga socday dowladda Soomaaliya iyo Jubaland ayaa lasoo gabagabeeyay, ayadoo kulanka la isku afgartay in si wadajir ah la isaga kaashado arimaha nabadgelyada dalka. Kulankan oo u dhexeeyay wafdi ka koobnaa wasiirro iyo saraakiil ciidan oo uu hogaaminayay raysul wasaare kuxigeenka dalka Mudane Max’ed Cumar…

Rate this:

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ka qeyb galaya shirka golaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa uu xafiiskiisa New York ku booqday Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mr Ban Ki-moon. Ra’iisul Wasaaraha iyo Xoghayaha Guud ayaa ka wada hadlay horumarka ay Soomaaliya ka sameysay dhinacyo badan. Sidoo kale waxaa uu uga warbixiyay…

Rate this: